Information in English
Litteraturhuset
Noolaynta Soomaaliya
Noolaynta Soomaaliya

Wuxuu ku baxayaa Somali:kullan qoraaga soomaaliyeed Nuruddin Farah

Tirsdag 21. september kl. 1900, Wergeland
Bilaash
Arrangør: Litteraturhuset

”Waxaan samayeey habka ugu wanaagsan ee aan dalkayga ku noolaynkaro anigoo adeegsanaya qoraal”

”Haddii wadan laga qoro wax run ah, waxaa kor u kacaysa tirada iyo tayada wax soosaarka ee wadankaas" sidaana waxaa yidhi qoraaga soomaaliyeed ee caanka ah Nuruddin Farah. Nuruddin waxa uu ka mid yahay codadka ugu caansan afrikaanka ee dhinaca qoraalka taabanaya nolosha qurbejoognimada. Ka dib markii uu sanadkii 1974 kii ka qoray arrimo dhab ah maamulkii keligii talihii Siyaad Barre ayay taasi keentay in Nuruddin lagu khasabo inuu galo nolol qaxoontinimo. Qoraaga Nuruddin wuxuu ku hawlan yahay dhibaatooyinka dhinacyada siyaasada iyo bulshada ee dalkiisa hooyo taas oo uu ku muujiyay mashruuc qiimo leh oo uu ku noolaynayo Soomaaliya, isagoo adeegsanaya qoraaladiisa kala duwan.

Rugta, Litteraturhuset waxay idinku martiqaadaysaa kullan uu ka hadlidoono qoraaga caanka ah ee soomayeed oo ku guulaystay abaalmarino caalami ah Nuruddin Farah.

Waxaa kullanka inoo daadhindoona suxufiga, islamarkaana haysata shahaada bachelor ee barashada aqoonta dawladnimada, Ali Hagi.


Arrangør og tekst: Litteraturhuset
For spørsmål om innhold, deltakere eller eventuelt billettsalg, ta kontakt direkte med arrangør.
Del denne siden på: Legg til i kalender
Print

Kafe Oslo
man - tir 10.00 - 00.30
ons - lør 10.00 - 03.30
søndag 12.00 - 20.00

Tanum Litteraturhuset
man - fre 11.00 - 20.00
lørdag 10.00 - 17.00
søndag 12.00 - 16.00